Hoppa till huvudinnehåll Gå till startsidan

Övrigt

Aqoon-is-weydaarsi

Aqoon-is-weydaarsi

Om arrangemanget

Kulturhuset Möbeln 815 40 Tierp

1 tillfällen

Haddii dhibaatadu ama dagaalku yimaado.

Maxaan sameynaa haddii bulshadu ay la kulanto dhibaato ama dagaal?

Sidee adiga iyo qoyskaagaba ugu diyaarsan
kartaan si ammaan ah oo xikmad leh?

Ku soo dhawoow aqoon-is-weydaarsi muhiim ah oo hadda socda halkaas oo aan kaga hadalno diyaargarowga guriga, macluumaadka bulshada iyo waxaad adigu sameyn karto haddii ay dhacdo dhibaato ama dagaal. Waxaad heli doontaa talooyin la taaban karo, hagitaan iyo fursad aad su'aalo ku weydiiso.

Workshop på arabiska sker samtidigt i ett annat rum.
Anmälan sker till Ewa-Maj!

I samarbete med Tierps kommun.

Fler arrangemang